United Oo Qarashka Ka Soo Galaya Iibka Schneiderlin Ku Soo Xero Gilineysa New Carrick,Horyaalka France Ayaa Laga Keenayaa

Tababare Jose Mourinho ayay kaga dhagan tahay in kooxda uu kala wareegaan qaboobaha ku soo xoojiyo qadka dhexe kooxda Monaco ee Tiemoue Bakayoko.

Arintaan ayaa imaaneysa xilli United ay xiddigooda Morgan Schneiderlin u direen kooxda Everton oo saacadaha soo socda u marayo tijaabada caafimaadka.

Laacibkaas kooxda Monaco ee 22 sano jirka ah ayaa muddo aad loola xariirinayay horyaalka Ingiriiska waxaana kooxaha sidoo kale baacsnayay ku jira Chelsea iyo Man City .

United ayaa haatan diyaar ula ah wiilkaas reer France qarash dhan 21 milyan oo gini oo waana qiimaha Morgan Schneiderlin ka soo galaya kaasi oo Everton u wareegaya xilli iyaga ay ka helayaan laacibkaas 22 milyan oo gini

Arimaha Qoyska , Jaceylka, Nolosha Sariirta - Booqo Alcarabiya.com

Tiemoue Bakayoko ayay United muddo u aragtay badelka ugu haboon ee Carrick ee qadka dhexe waxaana United ka go`an in laacibkaas helaan kala wareegga haatan socda

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: