Safafka Rasmiga Ah Ee Southampton Vs Liverpool: Sturridge Oo Hogaaminaya Weerarka Reds Iyo Karius Oo Goosha Kusoo Bilowday

Kooxaha Liverpool iyo Southampton ayaa goor dhow fooda isku dari doona St Mary’s Stadium kulan ka tirsan afar dhamaadka tartanka EFL Cupka.

 

Sfaka Rasmiga Ah Ee Liverpool:Karius, Clyne, Lovren, Klavan, Milner, Lucas, Can, Wijnaldum, Lallana, Firmino, Sturridge.

 

Safka Rasmiga Ah Ee Southampton:  Forster, Cédric, van Dijk, Yoshida, Bertrand, Clasie, Romeu, Davis, Tadić, Redmond, Rodriguez.

Share on Facebook

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.