Qiimeynta Xidigaha Chelsea Kulankii Ay Sida Xun U Xasuuqeen Peterborough

Kooxda Chelsea ayaa Stamford Bridge ku xasuuqday dhigeeda Peterborough kulan ka tirsan wareegii 3aad ee tartanka FA Cupka.

 

Goolasha ay The Blues ku kala goosteen Peterborough ayay u kala ansixiyeen Pedro(2), Willian iyo Batshuay.

 

Halkan Hoose Kaga Bogo Qimeynta xidigaha Chelsea kulankii ay 4:1 kaga badiyeen Peterborough.

 

Asmir Begovic-7, Kurt Zouma-7, John Terry-5, Gary Cahill-7, Branslav Ivanovic-7, Cesc Fabregas-7.5, Nathaniel Chalobah-7, Loftus-Cheek-7.5, Pedro-8.5, Willian-8, Michy Batshuay-8

Share on Facebook

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.