Qiimeynta Xidigaha Arsenal Kulankii ay Guusha Soo Laabashada Ah Ka Gaareen Preston, Yaa Ahaa Xidiga Ugu Wanaagsan Garoonka?

Kooxda Arsenal ayaa goor dhaweyd marti u aheyd dhigeeda Preston North end kula ka tirsanaa wareegii 3aad ee tartanka FA Cupka.

 

Arsenal ayaa guul lasoo laabatay kulankan iyaga oo 2:1 kaga talaabsaday Preston waxeyna Gunners sidaasi ugu gudbeen wareegii 4aad ee tartankan.

 

Hadaba halkaan hoose kaga bogo qiimeynta xidigaha Arsenal kulankii ay muquuniyeen Preston.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

 

David Oapina-6 Wuxuu ahaa mid wanaagsna mana uu sameyn wax qaladaad ah.

 

Ainsley Maitland-Nile– 6 Wuu wanaagsanaa xaga weerar qaadista lkn wuxuu ka liitay daafacanka.

 

Shkodran Mustafi-5 Dhaawaca kadib waxaad mooodaa in la waayay, caawana wuxuu tabay saaxiibkiis Kosceilny.

 

Gabriel-4 Caawa ma uusan aheyn wax jira wuxuuna ahaa mid liita qaasatan qeybtii horre.

 

Nacho Monreal-6 Wuu wanaagsanaa wuxuuna la yimid dadaal walow tayadiisa heerka la rabay aysan aheyn.

 

Granit Xhaka-5 Wuxuu u muuqday mid garoonka ka maqan

 

Aaron Ramsey-6 Gool muhiim ah ayuu ciyaarta ku bedelay lkn aida kale markii horrw ma wanaagsaneyn.

 

Alex Oxlade-Chamberlain-5 Garoonka kama dhex muuqan mararka qaarna waxaaba la moodayay inuu maqanyahay.

Alex Iwobi-6 Aad ayuu u wanaagsanaa wuxuuna qabtay shaqo wanaagsan goolkii Ozil dhaliyay.

 

Lucaz Perez-7 Aad ayuu u fiicnaa wuxuuna ahaa heersare. Wuxu bixiyay gool caawin fiican.

 

Olivier Giroud-7 Libaax! Kaliya Wuxuu qabtay wixii loo diray wuxuuna ahaa mid heersare ah.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: