Qiimeynta Xidigaha Arsenal Kulankii Ay Guusha Dirqiga Ajeyd Ka Gaareen Burnley, Kumaa Ahaa Shumaca Garoonka?

Kooxda Arsenal ayaa 90+6 goolka guusha ka gaartay dhigeeda Burnley kulan natiijadu kusoo idlaatay 2:1.

Waxaa goolka guusha Gunners u ansixiyay Alexis Sanchez kaasi oo gool ku laad  shabaqa gaarsiiyay.

Hadaba sidii caadada aheyd kooxda.com ayaa idiin soo tabin qiimeynta ciyaartoyda Arsenal ee kulankii Emirates ee caawa.

Qiimeyntu waxay u dhaxeysaa 3-10 Qofkii 6 hela waa iska caadi 7 iho sideed waa heersare halka 9 iyo wixii ka sareeya la siin doono xidiga wacdaraha ka dhiga garoonka.

Cech 7: Heersare ayuu ahaa wuxuuna u dagaalamay si geedinimo leh.

Gabriel 6: Xaga daafaca wuu ka fiicnaa lkn xaga weerar qaadista inbadan ma caawineyn.

Mustafi 7: Heersare ayu ahaa wuxuuna si fiican u dhamees tiray goolka furitaanka.

Koscielny 6: Si degan oo dhiiran ayuu u ciyaaray.

Monreal 6: Xaga daafaca wuu ka ladnaa lkn weerarka ma xaawineyn in ku filan qaladkiisa ayaana badnaa.

Xhaka 5: Qeybtii hore waa fiixna alkn wuxuu bandhig hoeo ah la yimid qeybtii danbe.

Iwobi 6: Dhaq-dhaqaa fiican ayuu sameenayay waana fiicna.

Ramsey 5: Wixii laga rabay ma sameenin lkn qeybtii hore waa ladnaa.

Ozil 7: Wuu kasoo dhex dhalaalay ciyaartan. baasas heersare ah ayuu bixnayay goolka koowaadna isaga ayaa caawiyay.

Sanchez 8: MOTM: dhaq-dhaqaaqyo heersare ah ayuu sameeyay wuxuuna ahaa shumaca garoonka. Goolka guusha isaga ayaa dhaliyay.

Giroud 5: Ma aheyn qaabkiisii beryahan danbe lagu yaqaanay. Caawa dhaq-dhaqaaq fiican ma sameyn.

Bedel Kusoo Galay

Coquelin (Iwobi 68mins) 4

Welbeck (Giroud 87mins)

Bellerin (Ozil 89mins)

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: