Tuesday 21 November, 2017

Qiimeynta Ciyaartoyda Manchester City Vs Burnley Kulankii Ciidanka Guardiola Sadexda Dhibcood Qaateen

Toban xidig oo Kooxda Manchester City ah ayaa sadex dhibcood oo xalaal.ah ka qaatay naadiga Burnley kulan ah marti ku ahaayeen Etihad Stadium.

 

Man City ayaa sidii la filayay guuldaradii xanuunka badneyd ee Liverpool kaso gaartay usbuucan kasoo kabsatay xilli ay sanadka cusub kulankiisii ugu horeeyay guul ku furteen.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo qiimeynta xidigaha Man City iyo kiwa Burnley oo lasoo koobay.

 

Manchester City – Bravo 4, Sagna 6, Otamendi 6, Kolarov 4, Clichy 7, Fernandinho 2, Toure 7, De Bruyne 5, Navas 4, Sterling 6, Iheanacho 4. Subs: Aguero 7, Silva 6, Stones 5.

Burnley – Heaton 7, Lowton 5, Keane 5, Mee 6, Ward 6, Boyd 5, Hendrick 6, Arfield 6, Gudmundsson 5, Gray 5, Barnes 5. Subs: Vokes 6, Bamford 5, Defour 5.

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply

Submit Comment

How to whitelist website on AdBlocker?
%d bloggers like this: