Saturday 25 November, 2017

Qaranka Cameroon Oo Soo Gababagaysay Dagaalkii Kala Dhexeeyay Kooxaha Liverpool Iyo West Brom Iyagoona Go’aan Heesinimo Leh Qaatay

Dagaalkii u dhexeeyay qaranka Cameroon iyo Kooxaha Liverpool iyo West Brom ayaa soo dhamaaday kadib markii xidhiidka wadankaasi uu kasoo tagay xiddigaha kooxahaas ee Joel Matip iyo Allan Nyom isla markaana magacaabay 23 nin oo ay labadaas xiddig ka maqan yihiin .

Swansea City v Liverpool - Premier League

Xiddigaha kooxda Reds iyo Baggies ayaa iska diiday inay qarankooda ula safraan Gabon iyagona sheegay inay diirada saari doonaan kooxahooda oo keli ah taas oo ka cadhaysiisay qarankaas isla markaana la sheegay inay dacwad kusoo oogi doonaan xidigahaas .

Ugu danbayn qarankaan ayaa go’aansaday inaysan kusii madax adaygin xiddigaahaan iska diiday inay saftaan koobka qaramada Africa waxaanay magaaabaeen 23 ka ciyaartoy ee uga qayb galaya tartankaas.

Liiska Kama danbaysta ah ee ciyaartoyda qaranka Cameroon uga qayb galaya koobka qaramada Africa:

Ondoa, Goda, Mbokwe, Mabouka, Nkoulou, Oyongo, Djeitei, Collins, Ngadeu Ngadjui, Teikeu, Ngwem, Siani, Mandjeck, Djoum, Boya, Aboubakar, Moukandjo, Zoua, Salli, Toko-Ekambi, Njie ,Ndip Tambe, Bassogog.

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply

Submit Comment