Pep Guardiola Oo Qaati Taagan: “Waxba Yaan La Qod-Qodin, Diyaar Uma Ihi Inaan Is Casilo”.

Hogaamiyaha kooxda Man City ninka lugu magacaabo Pep Guardiola ayaa diiday inuusan weli diyaat u ahayn inuu is casilo oo uu isdhiibo.

Isagoo waraysi siinayey ka hor kulanka jimcaha oo ay la qaadan doonaan kooxda West Ham FA Cup-ka ayuu yiri “Waxaa laga yaabaa inay dhahaan si aan haboonayn ayaad halkaan ku bilaabatay oo aan aniguna markaas dhaho macalsaalama mustaqbalkayga halkaan, laakiin maya sidaas uma socdo aniga”.


“Maya oo maya ma filayo inaan u socdo inaan is casilo oo aan xilli h-e is dhiibo, haa laga yaabee markaan noqdo 60 sano inaan macasalaamo dhaho, laakiin weli aniga waxaan ahay 45 snao jir, uma socdo mana doonayo inaan is casilo oo aan kubadda cagta ka fariisto labada sano ama xataa sadexda ee soo socota” ayuu sii raaciyey.

“Ma rabo inaan macalin sii ahaado markaan gaaro da’da 60 sano, sababtoo ah waxaan doonayaa inaan qabto wax kale oo noloshayda ku saabsan” ayuu hadalkiisa kusoo afjaray.

Share on Facebook

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.