Nasiib Laawe Pogba+Dib U Eegid: Kadib Biro Garacistiisii Xalay, Arag Sida Ayuu Xiddigaan Sheeko Jacayl Ah Ula Wadaago Birta Goolka.

Kooxda Manchester United ayaa xalay 2-0 ku dubatay kooxda Hull City kulan ka tirsanaa koobka EFL Cup-ka sidana isaga xaadirisay FInalka tartankaan iyadoona Wembley kula ballansan kooxda Liverpool/Southampton.

Juan Mata ayaa ugu horrayn shabaqa ruxay kadib baas madax ahaa oo uu ka helay Mkhitaryan halka goolka labaadna uu raacsaday timo weyne Fellaini balse maaha midaas qodobka aan ka hadlaynaa .

Paul Pogba: Unlucky

Miyaad la socootay arrin kale o garoonkaan ka dhacday? haa dabcan! Paul Pogba ayaa si maaan laad xor ah u tuuray birta goolka ayaana ka badbaadisay inuu ogaanka labeeyo… waa taa qodobka aan hadaba ka hadlaynaa.

Mar kale ayuu Paul sii xoojiyay xidhiidhka kala dhexeeya birta goolka waxayna midii Hull City ay noqonaysaa markii 7 ad ee uu Paul Pogba shuut ku salaamo birta goolka isla markaana ay gool ka beniso.

Pogba ayaa h-re birta ugu garacay kooxaha Watford, Stoke, Spurs, Middlesbrough waxana uu ku todobeey Hull waana nasiib xumo haysata xiddigaan.

Share on Facebook

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.