Muuqaal: Adigu Qiimeey!! Ka Dib Kala Bar Xilli Ciyaareed Ee Uu Saftay Paul Pogba, Miyuu U Qalmaa Inuu Noqdo Laacibkii Ugu Qaalisanaa Koonkaan?

Cid walba ayaa la yaabtay xagaagii markii Man United si lamo filaan ah dib ula soo wareegtay mashiinkii Juventus ee Paul Pogba.

Ninka reer France ayaa ah xiddigii meel kaga soo haray Man United, sababtoo ah sanado ka hor ayeey ahayd markii uu kooxda si bilaash ah isaga tagay, hadana sanado ka dib kusoo laabtay isagoo ah xiddiga aduunka ugu qaalisan.

Pogba ayaa dhaleecayn adag kala kulmay saxafaafada England iyo weliba qaraka mid ah taageerayaasha Man United ka dib markii ay ku eedeeyeen inuusan lasoo bixin qaab ciyaareedkiisii kooxda Turino, laakiin bilihii ugu dambeeyey ayuu taas geed isaga xira.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Aqriste daawo muuqaalkaan 9-ka daqiiqo ee hoos ku yaal ee lugu soo koobay wax qabadkiisii horyaalka kala bar ah ee Premier League iyo dhamaan kulamadii uu saftay, ka dib adigu qiimeey inuu u qalmo lacagtii lagala soo baxay!

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: