Mane, Mahrez Iyo Aubameyang Oo Hogaaminaya Shaxda Sannadka Xiddigaha Qaarada Africa.

Koobka Waramada Africa ayuu keliya wakhti iyo geeriyi inaga xigtaa inuu ka bilaabmo wadanka Gabon oo koobkaas marti gelintiisa lagu sharfay waxaana  run ahantii ka qayb galaya xiddigo dunida magac ku leh .

Waxa sharaf ah in qaarada africa ay yeelato qaar ka mid ah xiddigaha sannadka horyaaladooda sida Riyad Mahrez oo ah xiddiga saandka horyaalka ugu sarreeya aduunka ee Premier League .

Aybameyang iyo Sadio Mane ayaan la ilaawi karin la’aantodna waxa ay dhibi haysataa kooxaha ay ka yimaadeen ee Dortmund iyo Liverpool.

Hadaba websiteka Goal ayaa sameeyay isla markaana soo uruuriyay 11 xiddig ee ugu fiican saandkaan kuwaas oo ka qayb galaya koobka qaramada Africa.

Shaxda kooxda sannadka Africa.

4-3-3

Goolhaye:

Fabrice Ondoa (Cameroon)

FBL-WC-2018-AFRICA-ALG-CMR

Daafac:

Serge Aurier (Ivory Coast)

FBL-AFR-2015-MATCH23-CMR-CIV

Kalidou Koulibaly (Senegal)

FBL-AFR-CAN2017-SEN-NIG

Mehdi Benatia (Morocco)

FBL-WC-2018-AFRICA-MAR-CIV

Eric Bailly (Ivory Coast)

FBL-AFR-2015-MATCH23-CMR-CIV

Khadka Dhexe:

Cheikhou Kouyaté (Senegal)

Olympics Day 2 - Men's Football - Senegal v Uruguay

Thomas Partey (Ghana)

FBL-EUR-C1-ATLETICO-TRAINING

Riyad Mahrez (Algeria)

FBL-WC-2018-ALG-CMR

Weerarka

Sadio Mane (Senegal)

FBL-AFR-2017-SEN-TRAINING

Mohamed Salah (Egypt)

FBL-WC-2018-AFRICA-EGY-GHA

Aubameyang(Gabon)

FBL-AFR-2015-MATCH02-BUR-GAB

Loading...

 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.