Maca Salaama John Obi Mikel (2005-2017) Daawo Muqaal Soo Koobaya Wax Qabadkii Mikel Mudadii Uu Chelsea Joogay

Chelsea ayaa xaqiijisay in xidigeedii khadka dhexe ee ree Nigeria ee John Obi Mikel uu u wareegay horyaalka Chinese Super League iyo kooxda Tianjin TEDA.

Mikel ayaa ku guuleystay koob walba oo weyn intuu joogay England (labo horyaal oo Premier League, shan FA Cup, Champions League iyo Europe League) wuxuu u dhaliyay lix gool kadib 372 kulan uu u saftay kooxdaan.

Mikel ayaa qaab xor ah ugu biiray kooxdaa Tianjin TEDA kadib markii uu boos ka waayay kooxda macalin Antonio Conte wuxuuna todobaadkii mushaar ahaan u qaadan doonaa lacag dhan £140,000 kun oo pound.

halkan laacibtv.net ka daawo muqaal.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: