Kooxda Real Madrid Oo Heshiis Cusub Ka Saxiixaysa Daafaac Muhiim Ka Ah Safka Zenadine Zidane, Waa Kuma?

Kooxda Real Madrid ayaa qorsheynaysa inay heshiis cusub ka saxiixdo daafaceeda muhiimka ah ee Dani Carvajal.

Jariirada Marca ayaa soo werinaysa in kooxda Real Madrid iyo daafaceeda Daniel Carvajal ay ku wada jiraan wada hadal ku aadan kordhinta qandaraaska uu xidigu ku joogo kooxda ka dhisan caasimada Spain.

Kooxda Real Madrid ayaa dhawaan xidigaheeda ugu waaweyn ka saxiixday heshiisyo cusub waxaana xidigahaasi kow ka ahaa laacibka sanadkan ay u shidantahay ee Cristiano Ronaldo oo isagu saxiixay qandaraas cusub oo Bernaboe kusii hayn doona ilaa iyo xagaaga 2021.

 

Wadey aheyd usbuucyadii lasoo dhaafay markii xidiga lal xiriiriyay inuu aadi karo kooxda Manchester City oo iyada laftirkeedu xiise weyn u qabta daafacan balse haatan hadi uu heshiiskan csuub saxiixo wuxuu xidigu kusii nagaan karaa kooxda Real Madrid.

Share on Facebook

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.