Klopp Oo Loo Gacan Gilinayo Qarash Uu Ku Soo Heli Karo Xiddiga Arsenal Ee Chamberlain

Saxaafadda Ingiriiska ayaa soo daabacday qiimo lacageed oo ay maamulka Liverpool u gacan gilinayaan tababare Klopp si kala wareeggaan haatan socda uu kooxda ugu keeno xiddigo cusub

The Sun ayaa sheegeysa in kaliya macalin Klopp uu qaboobahaan helayo qarash dhan 40 milyan oo gini si uu kooxda ugu soo xoojiyo xiddigo cusub

Liverpool ayaa ka sheeganeysa dhaawacyo iyadoo Philippe Coutinho iyo Danny Ings dhaawacannyihiin xilli Saido Mane isna uu kooxda uga maqnaanayo tartanka koobka qaramada africa oo dhawaan furmaya

The Sun waxa ay intaas sii raacieysa in Liveprool ay bartilmameysnayaan hal ama laba xiddig waxaana xiddiga ay sida weyn u doonayaan uu yahay laacibka Arsenal ee Chamberlain oo ay dareensana yihiin inqiimo jaban aysnaku haleyn

Macalin Klopp ayaa aaduladhacsna laacibkaas waxaana xusid mudan in qiimaha Chamberlain ee suuqa uusan ka yaraan doonin 35 milyan oo gini

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.