Kadib Markii Loo Magacaabay Ciyaartoygii Ugu Wanagsana Africa 2016. Daawo Muqaal Soo Koobaya Wax Qabadkii Riyad Mahrez.

Xiriirka qaaradda Africa ayaa bixiyay abaalmarinta xidigii ugu fiicnaa deegaanka sanadkii 2016 waxaana si la wada saadaalinayay ugu guuleystay garabka reer Algeria Riyad Mahrez kaas oo ku garaacay abaalmaritnaan Sadio Mane Iyo Pierre-Emerick Aubameyang.

Xidiga reer Algeria ayaa xagaagii lasoo dhaafay ku guuleystay xidiga ugu wanaagsan horyaalka Ingiriiska abaalmarinta ay bixiyaan gudiga ciyaartoyda iyadoo lagu xasuusto inuu dhaliyay 17-gool sidoo kalana uu caawiye ka noqday 11-gool.

Linkiga hoose ka daawo muqaal soo koobaya waxqabadkii cajiibka ahaa ee uu Riyad Mahrez kuso bandhigay kooxda Leicester City.

Halkan laacibtv.net ka daawo muqaalka

Aragtidaada Waad Ku DhiibanKartaa Facebook Ama Qeybta Fekradaha Ee Hoose

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: