Kadib Dhaawicii Gaaray Kulanka Sunderland , Daniel Sturridge Oo Lagu Arkay Safka Liverpool Ee Wajahaya Southampton

Macalinka kooxda Liverpool ayaa liiskiisa kusoo daray Daniel Sturridge waa xidigaha uu caawa ka horgeeyndoono kooxda Southampton kulan ka tirsan lugta horre ee tartanka League Cup-ka.

Ciyaaryahanka reer England ayaa isdhaawacay kulankii kooxdiisa ay la dheeshay kooxda Primer League Sunderland markaas oo Reds lagu qabtay bar bar dhac 2-2.

Liverpoool wxaa lasaadaalinayaa koobkaan inay Final isku arkidoonaan iyada iyo Manchester United ,sababtoo ah labada kooxoodba waxa ay u dhowyihiin inay gaaraan Final-ka tratnakaan.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Macalin Klopp ayaa koobkaan Final-kiisa gaaray sanadkii lasoo dhaafay balse Manchester City ayaa kaga qaaday rigoorooyin.Liverpool ayaa dooneysa in muddo kadib ay koob u dabaal degto waxaaana ay rajo kaleeyihiin kooobabka maxaliga ee lagu qabto gudaha England.

Kooxda Reds ayaa caawa kulanka xiiso badan garoonkeeda kula dheelidoonta kooxda Southampton ,waxaa ay kadib u safridoonaan Manchester United ciyaar ka tirsan Primer League.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: