Kabtanka Soomaaliya Xasan Babaay, Kabtanka Portugal Ronaldo & Sidee Loo Kala Codeeyey Ciyaaryahanka Ugu Wanaagsan 2016

Liis dheer ayey soo bandhigtay Majalada Daily MAil waxaana ku qoran sida ay u kala codeeyeen kabtanada aduunka ,waxaana kamid ah kabanka Somaaliya Xasan Babaay.

Waxaana jiray in Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi iyagana ay dhiibteeyn codadooda maadaama ay kala hogaamiyaan Portugal iyo Argentine.

Dhanka kale Kabtanka kooxad MAnchester United ayaa codkiisa siiyey Cristinao Ronaldo waxaa u sidoo kale u codeeyey Vardy .

Sidoo kale Tababaraha xulka England ayaa codkiisa siiyey isagana Ronaldo , Griezmann iyo Kante.

Hadaba Qaabkeen Ayey U Codeen Kabtanada Dunida.

 

 

 

 

 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: