Gool Duni Kale Ka Yimid!! Daawo Bilisyoonkii Cajiibka Ahaa Ee Messi Barcelona Tikidka Sideed Dhamaadka Copa Del Rey Kooxdiisa Ugu Jaray!!

Wuxuu ahaa gool cajiib ah oo uu dhaliyey Lionel Messi, wuxuuna goolkii kooxdiisa caawa u sahlay inay goostaan tikidkooda wareega sideed dhamaadka ee Cope Del Rey.

Daqiiqadii 77-aad ee ciyaarta Lionel Messi ayaa sanam ka dhigay goolhayaha Barcelona isagoona kubadda shabaqa u diray, waxana uu ahaa bilisyoonkii labaad ee uu sadex maalin gudahood kooxdiisa ku bad-baadinayo.

Halkaan Hoose ka daawo Goolkaas cajiiba ah:

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: