Fikirka Aqristayaasha Kooxda.com: “Waan Hubaa Sadex Gool Ka Badan Ugama Yarayn Doono Liverpool, Habeenkii Shayaadiinta Ee Maslaxa Riyada Ayeey Man United Kusoo Beegmatay”.

Markale wacan asxaabta Kooxda.com waa barnaamijkiinii aad Khaaska u lahaydeen ee Fikirka Aqristayaasha Kooxda.com, kaas oo aad noogu soo gudbin jirteen ra’yigiina, saadaalinteeda iyo waxkasta oo aad ka aaminsan tihiin Kubadda Cagta iyadoo Kooxda.com fursad idiin siisay inay usoo gudbiso bulshada inteeda kale, waxaana idinka raali gelinaynaa inaan isbuucyadii lasoo dhaafay soo gudbin fikirkii aad nala wadaagteen, Wepka oo dib u habayn ku socortay!!

Dhagaystaha markaan fursada u helay ayaa lugu magacaabaa Abdislan Aden Hassan oo ku magac dheer Absa oo jooga Nairobi kenya, waxana uu fikirkiisa ku bilaabay “Waxaan lee yahay number 1 manutd waxey ku badineysaa waa 3 … 1 goal goalka kowaad waxaa dhalinaya Ibrahimavic kan labaad waa pogba ka sadaxaadne Mikhitariyan ama herrera.

Teeda waxaan ku kalsoonahay ama aanba aaminsanahey waa kooxdeyda Man Utd ay saacidi doonto garoonkeena kaas oo markasta noo hiilaya.
Liverpool waxay ku socotaa car-car tan iyo markii Klopp yimid, laakiin yeeysan ilaawin 9-kii kulan ee ugu dambeeyey inana badinay. xaqiiq wuxuu noqon doona caawa kulan adag, laakiin waxaan hubaa inaan sadex gool ama ka badan ku badin doono ayuu hadalkiisa kusoo afjaray.

Hadii aad u qabto wax su’aal ah aqristaha fikirkaan nala wadaagay Fadlan kala xiriir Facebook RIIX HALKAAN.

Aqriste hadii aad tahay Khabiir sports oo wax badan maskaxadiisa ka guuxayaan, ha caburin fikirkaaga nala wadaag aan si fudud bulshada Soomaliyeed ula wadaagnee, kusoo dir fikirkaaga oo dheer Viper Number 004368864730008 ama Facebook kusoo gudbi warbixintaada oo dhamaystiran halkaan Riix Wariye Mxaamuud Fantastic. ama Gmail Kooxda48@Gmail.com

Aragtidaada Waad Ku DhiibanKartaa Facebook Ama Qeybta Fekradaha Ee Hoose

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. XUDEYFa SYL says:

    hhh buqi jose ayd dhmntn wadaan lkn lvrpol iyo klop garonka dhexdisa ka hadlaan e cwa is wareysnynaq




.

%d bloggers like this: