Dib U-Eegid: Waa Sababta Daniel Sturridge Uga Soo Bixi Doonin Kursiga Kaydka Ee Liverpool.

Xaqiiqatayn Daniel Sturridge kulankaan wuxuu ahaa maqane jooge isagoo weliba 90-ka daqiiqo dhamaystay, waxana uu ahaa xiddigii weerarka Reds hogaaminayey qaybta h-e iyadoona uu ahaa xiddiga ugu yar ee kubaddaha ugu yar taabtay.

Liverpool ayaa kulanka labaad ciyaari doonta iyadoo lugu leeyahay hal gool, Southampton ayaa kulanka lugta h-e ku badisay 1:0, waxayna Anfield Road aadi doonta iyadoo gool nadiif ah wadata.


Hadaba Kooxda.com ayaa xusaysa in xiddiga Daniel Sturridge oo weerarka Reds hogaaminayey ahaa xiddigii ugu taabashada yaraa kubadda qaybta h-e sida aad sawirka hoose ka arki karto keliya wuxuu taabtay 17 jeer, waana sababta Klopp ugu saxsan yahay inuu weli kaydka kusii hayo Super Daniel oo aan ayaamo fiican ku qaadanayn ka hoos ciyaarista Klopp.

Share on Facebook

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.