Dib-u-Eegid+Rasmi: Luis Suarez Oo Goolkiisii 100aad Barcelona U Dhaliyay Iyo Neymar Oo Kadkb 1000 Daqiiqo Abaarta Gool La’aanta Ka Baxay

Ciyaar u dhaxeysa kooxaha Barcelona iyo Athletic Bilboa ayaa hada ka socota Camp Noa waana kulan ka tirsan lugtii 2aad ee wareega 16ka ee tartanka Copa Del Rey.

Kooxda Barcelona ayaa natiijada.haatan ku hogaaminaysa wadarta 3:2 gool balse wali ciyaarta ayaa socota

Hadaba kooxda.com ayaa xusaysa in Luiz Suarez caawa Barcelona u dhaliyay goolkiisii 100aad ee waayihiisa Balugrana tan iyo markii uu kooxda kaga soo biiray Liverpool.

 

Sidoo kale Neymar Jr ayaa abaartl ba’an oo gool la’aan qabsatay isaga oo caawa soo af jaray abaartaasi oo haysatay in ka bafan 1000 daqiiqo oo ay kujirto qeybta 1aad ee kulanka haatan socda.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. C/salaan blue says:

    Luis suarez libaax goolka udhaliayay caawa mid indhosarcaada ayuu ahaa waxaana lagadiiday gool caddaana oosax ah




.

%d bloggers like this: