Dib U-Eegid + RASMI: Nathan Redmond Oo Abaartii Haysatay Ku Ilaaway Shabaqa Liverpool.

Mudo badan, isbuuco badan iyo kulamo badan oo uusan shabaqa soo taaban xiddiga Nathan Redmond ayuu caawa sheekadaas iska ilaaway.

Daqiiqadii 20-aad ee ciyaarta Nathan Redmond ayaa dhaliyey goolka keliya ee kooxdiisa Southampton ku garaacday ciidankii Jurgen Klopp ee lugta h-e wareega afar dhamaadka League Cup, iyadoona Reds kulanka labaan Anfield ku ciyaari doonto iyadoo gool lugu leeyahay.


Hadaba Kooxda.com ayaa xusaysa in Nathan Redmond uu caawa soo afjaray abaartii musiibada ahayd ee uusan 15 kulan shabaqa kusoo taaban tartamada oo dhan, shabaqa Reds ayuu xulumkaas xun ku ilaaway.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: