Dib U-Eegid + RASMI: Mucjisadii MSN Ee Ay Caalamka Ka Wadeen Oo Halkeedii Kasii Socota, Kala Dhantaal Ayeey Keeneen Markaan!!

Waxaa wanaagsan in aduunkaan laga qabto sadexdaan nin ee waxay rabaan ka samaysanaya kuwaas oo markale kulankii xalay wada qaybsaday sadexdii gool ee kooxdooda ku badisay.

Barcelona ayaa 3:1 uga farxalatay kooxda Athletic Bilboe kulanka lugta labaad ee ka dhacay Camp Nou ka dib markii kulankii h-e looga soo badiyey 2:1, MSN ayaana sadexdaas gool wada qaybsaday.

Wiilashaan aduunka laga yaaban yahay caawa gaaray goolashii 300-aad ee ay kooxda u dhaliyeen, waxayna gaareen 302 gool.

Goolkii Suarez ayaa ahaa goolkii 300-aad ee qoomkaan MSN kooxdooda u dhaliyeen, halka rigoorihii Neymar iyo bilisyoonkii Messi ka dhigeen inay kooxda u dhaliyeen 302 gool oo iyaga keliya ka timid.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.