Dib U-Eegid + RASMI: Ka Dib Ku Dhowaad 9- Sano Shayaadiintii Cas-Casaa Ee La Yaqaanay Way Soo Laabteen!!

Kooxda Man United ayaa muujisay inay jaanta isla heshay oo ay soo laabatay kooxdii laga cabsan jiray wayo ee Fergie ka dib markii ay caawa guul 2:0 ah ka gaareen kooxda Hull City kulanka lugta h-e ee League Cup.

Ciidnka Mou ayaa hal lug la galay dhamaadka League Cup oo lugu qaban doono garoonka taariqiga ah ee Wempley ka dib markii goolal qaybta dambe ee ciyaarta kala dhaliyeen Juan Mata iyo weliba Felleini uga talaabsadeen kooxda Hull City.


Hadaba Kooxda.com ayaa majalada Rikoorada ururisa ee Opt Joe kasoo xigatay in Man United ay wada badisay dhamaan 9-kii kulan ee ugu dambeeyey dhamaan tartamada oo dhan, waana markii ugu horaysay oo ay rikoorkaan ku socdaan tan iyo Febraayo 2009 oo ay 11-kulan oo xiriir ah badiyeen!!

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: