Dib U-Eegid + RASMI: Juan Mata Waa Maystaraha Koobka League Cup.

Xiddiga lugta bidix ku xamaasha kooxda Man United ee Juan Mata ayaa sii watay rikoorkiisa goolasha ee tartankaan League Cup ka dib markii uu shabaqa soo taabtay kulankii United 2:0 uga talaabsatay Hull City ee afar dhamaadka League Cup.


Ciidnka Mou ayaa hal lug la galay dhamaadka League Cup oo lugu qaban doono garoonka taariqiga ah ee Wempley ka dib markii goolal qaybta dambe ee ciyaarta kala dhaliyeen Juan Mata iyo weliba Felleini uga talaasadeen kooxda Hull City.

Hadaba Kooxda.com ayaa xusaysa in xiddiga heerka caalami ee xulka Spain uu dhaliyey sadex gool keliya afartii kulan ee ugu dambaysay League Cup, labo gool United ayuu u dhaliyey, halka goolka kale usoo dhaliyey kooxdiisii h-e ee Chelsea.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: