Dib U Eegid: Hazard, Costa Iyo Wilfred Zaha Oo Hogaaminaya Liiska 10-ka Xiddig Ee Tirada Ugu Badan La Xanaaqadeeyay PL, Yaase Kale Oo Liiskan Kasoo Muuqday.

Jarirada kasoo baxda dalka ingiriiska ee Daily Star ayaa samaysay tira koob ay ku ogaanayso xiddigaha tirada ugu badan la xanaaqadeeyay ama hadi aan si kale u dhigno la faawalay.

Xiddigo badan ayaa jira oo ay adag tahay inaad istiijiso marka ay ku bada wataan xirfadooda awgeed sida xiddiga Kooxda Chelsea ee Eden Hazard iyo kan Liverpool Sadio Mane kuwaas oo xawaarahooda iyo goysmadoodu ay sabibi karto in mar walba la xanaaqadeeyo si loo istaajiyo.

Liiskan ay samaysan Daily Star ayaa ka kooban 10- xiddiga waxaana mar kale sidii caadada ahayd hogaaminaya xiddiga kooxda Chelsea waxana liiskaan kuso weheliya xidigo ay ka mid yihiin saaxiibkiis Costa , Zaha Mane, Rose iyo Paul Pogba.

Halkan hoose kaga bogo 10-ka xiddiga xilli ciyaareedkaan lagu xanaaqay tirada ugu badan.

10-Raheem Sterling (38 jeer)

10-Dele Alli (38) jeer.

8- Joe Allen (39 jeer)

8- Erik Pieters (39 jeer)

6-Adam Smith (40 jeer)

5-Sadio Mane (41 jeer)

5-Dany Rose (41 jeer)

4-Paul Pogba (42 jeer)

3-Diego Costa (50)

2- Wilfred Zaha  (58)

1- Eden Hazard (62 jeer )

 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: