Dib u Daawo Goolashii Dabaqalooca Ahaa Ee Olivier Giroud Iyo Henrikh Mkhitaryan, Midkee Qurux Badan?

Dhawaan ayay ahayd markii labada ciyaartoy ee u kala dheela kooxaha Arsenal iyo Manchester United ee Olivier Giroud iyo Henrikh Mkhitaryan iskugu faaneen goolal qurux badan oo indhihii dawadayaasha soo jiitay.

Henrikh Mkhitaryan ayaa ciyaar ay kooxdiisu la yeelatay Sunderland dhaliyay goolkii todobaadkaa la hadal hayay ka dib markuu dhaliyay gool qurux badan oo ah nooca loo yaqaan dabaqalooca, balse arrintu halkaa kuma joogin ee Olivier Giroud ayaa dhaliyay mid ka mid ah goolashii premier Leaque-ga ugu quruxda badnaa kadib markii uu kubbad uu ka helay Alexis Sanchez uu qaab cajiib ah cidhib ugu dhalyay isaga oo dadka ilawsiiyay goolkii Mkhitaryan.

Si aad u daawato goolasha guji linkiga hoose kana dhiibo fikirkaaga goolka kula quruxda badan.

Halkan laacibtv.net ka daawo muqaalka

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. suleiman says:

    goal of Giroud is the best goal in English primer leage so far

  2. suleiman says:

    Giroud is the best




.




.




%d bloggers like this: