DEG DEG: Silvia Neid Oo Loo Magacaabay Macalimadii Ugu Wanaagsaneyd Sannadkii 2016.

MAcalimada ugu wanaagsan ee sanadka 2016 ayaa loo doortay Silvia Neid! waana macalimada hogaamineysey xulka Germany,waxaana ay ahayd markii 3aad ee abaalmarintaan ay ku guuleeysato.

Silvia Neid! ayaa la tartamayeen dhowr macalin waxaana sidoo kale shaqsiyaadka ay kaqaaday kamid ahaa Pia Sundhage)  oo ay qeyb ka ahaayen abaalmarintaan.

Silvia waa loo saadaalinayey abaaalmarintaan waxaana ay horey u qaaday 2010 iyo 2013 waana markii seddexaad abaalmarintaan ay hanato.

sidoo kale waa ciyaaryahan horree ee soo maray xulka Germany,waxana ay wacdaro ka sameeyey xulka Germany.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: