DEG DEG: Shaxda Ugu Wanaagsan Sanadka 2016 Oo Lagu Dhawaaqay, Shan Ciyaaryahan Oo Madrid Ah

Waxaa la magcaabay 11 ciyaaryahan ee ugu wanaagsan sanadka 2016,waxaana kasoo muuqdeen xidigo waa weeyn waxaana kamid ah.

Real Madid ayaa ku yeelatay shaxda ugu badan, balse dhamaan ciyaartooyda Barcelona waa ay seegeen.

Laakiin waxaa si toos ah khadka usoo galay Iniesta kbatna kooxda Barcelona kaasi oo sii muujiyey cudur-daarka kooxdiisa

Goolhaaye: Nuer.

Daafac; Dani Alves, Pique, Marcelo, Ramos.

Khadka dhexe: Toni Kross , Modric, Iniesta.

Weerar: Messi, Suarez, Cristiano Ronaldo

Facebook Ku Dhiibo Aragtidaada Ama Qeybta Hoose

Hal Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DEG DEG: Shaxda Ugu Wanaagsan Sanadka 2016 Oo Lagu Dhawaaqay, Shan Ciyaaryahan Oo Madrid Ah

Halkaan Ku Qor Fikirkaada