DEG DEG: Goolka Ugu Wanaagsan 2016 Waxaa Loo Doortay Mohd Faiz Subri

Waxaa a bixiyey abaalmrnta goolka ugu wanaagsan ee 2016,waxaana lasiiyey ciyaaryahanka lagu magacaabo Mohd Faiz Subri kaasi oo bulisiyoon cajiib ah dhaliyey.

Mohd Faiz Subri ayaa abaamarintaan waxaa kula tartamayey Morlan oo ah ciyaaryahan u dhashay wadanka Brazil iyo gabadha lagu magacaabo Daniuska Rodriguez.

Balse labada shaqsibada waxaa garaacay xidiga lagu magacaabo Mohd Faiz Subri kaasi oo wax badan abaalmarintaan.

 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: