DEG DEG: Abaalmarinta Cusub Ee Taageeriyaasha FAN Award Oo SI Wadajir Loo Siiyey Liverpool & Taageeriyaasha Dortmund

Abaamarintaan ayaa markii ugu horeeysey la bixiyey waxaa ay ahayd abaalmarin cusub oo lagu soo kordhiyey kubada cagta waxaana la abaalmarinayaa taageeriyaasha kubada cagta.

Liverpool & Broussia Dortmund ayaa si wada jir ah u tartamayeen kadib markii ay si wadajir u qaaday labadaasi taageere waxaana ay wada qaadeen heesta You Will Never Walk Alone.

Waxaana abaalmarintaan gudoomeen wakiilo ka socdaan labada dhinac, waxaana ay ahayd markii ugu horeysey ee baalmarintaan la bixiyo.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Seddex kooxood ayaa ku tartamayeen ,waxaana kamid ahaa kooxda Odo Den Hag ee Netherland ka dheesha,waxaaa loogu soo daray inay waxyaabaha carurta ay ku ciyaaraan ay siiyeen taageeriyaasha Feynord.

Sidoo kale taageeriyaasha kooxda Iceland ayaa qeeyb ka ahaayeen maadaama ay xulkooda ka caawiyeen inay garaacaan Engaldn ciyaarihii Euro 2016.

Laakiin waxaa layaab lahaa markii taageeriyaasha Liverpool & Dortmund ay si wadajir ah u qaadeen heesta liverpool ay caanka ku tahay ee You Will Never Walk Alone.

Waana sababta loo siiyey abaalmarintaan.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: