Saturday 25 November, 2017

Daawo Muuqaal: Waa Kuma Saxiisa Cusub Ee PSG Julian Draxlex, Arag Xirfadiisa Kubadeed Iyo Goolashiisa.

Kooxda Horyaalka Fransiiska ee PSG ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay dhamays tirtay saxiixa xiddigii ay dhawaan kooxda Wolfburg kala soo wareegta ee Julian Draxler iyadoona xiddigaan ka saxiixatay heshiiis 4 sano iyo badh ah.

xidigan oo ay in badan kooxda arsenal ku raad joogtay ayaa ugu danbayntii hesiis €45m ah ugu wareegay kooxda ka ciyaarta garoonka Parc des Princess ee caasimada France.

waxad muqaalkan hoose ku daawan doontaa xirfada kubadadeed ee Julian Draxler iyo goolashiisa, si aad u daawato guji linkiga hoose.

Halkan laacibtv.net ka daawo muqaalka

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply

Submit Comment