Barnaamijka Fikirka Aqristayaasha Kooxda.com: Liver Niyad Meesha Kuma Hayso, Ibra Iyo Pogba Ayaa Cadaabaya Kooxda Old Trafford Lugu Soo Qaldayo, Iyo Afar Qodob Oo Reds Ku Gacan Gashay!!

Markale wacan asxaabta Kooxda.com waa barnaamijkiinii aad Khaaska u lahaydeen ee Fikirka Aqristayaasha Kooxda.com, kaas oo aad noogu soo gudbin jirteen ra’yigiina, saadaalinteeda iyo waxkasta oo aad ka aaminsan tihiin Kubadda Cagta iyadoo Kooxda.com fursad idiin siisay inay usoo gudbiso bulshada inteeda kale, waxaana idinka raali gelinaynaa inaan isbuucyadii lasoo dhaafay soo gudbin fikirkii aad nala wadaagteen, Wepka oo dib u habayn ku socortay!!

Aqristaha markaan fursada u helay ayaa ku bilaabay “Waa idin salaamay inta ku hoosha leh website-ka www.kooxda.com iyo dhamaan aqristayasheyda ku kale nool dunida aan idiin raaciyo magaceygu waa taageyraha wayn ee Man United Abdalla garad farah oo jooga Nairobi hadan ka faa’iideysto fursadan anigo fikirkeyga soo koobaya waxan dhihi laha kulanka u dhaxeeya United & Liverpool waxa sadex qodob ku badineysa United

1 United oo heeysata niyad fiican iyado 9 kulan oo xiriir ah ay wada badiyeen

2 Jose mourinho oo line up toos ah helay oo was yar leh oo ay hogaminayan labada garbood martial iyo mkhitaryan

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

3 Ibrahimovic & Pogba oo noqday furaha guusha ee United

4 Mida ugu danbeyso oo ay Man United guusha ku heli karta waa gurigoodo ama home keeda aya u hiilinayo oo natiijo la taaban karo ku heleeysay kulumadii u danbeeyey ku heleeysay

Ugu dambayn aqristaha ayaa fikrikiisa kusoo afjaray “Aniga kulankan u dhaxeeya United vs Liverpool hadan sadaliyo waxa ay guusha 3 iyo 0 ku raaceysa United insha Allah”

Hadii aad u qabto wax su’aal ah aqristaha fikirkaan nala wadaagay Fadlan kala xiriir Facebook RIIX HALKAAN.

Aqriste hadii aad tahay Khabiir sports oo wax badan maskaxadiisa ka guuxayaan, ha caburin fikirkaaga nala wadaag aan si fudud bulshada Soomaliyeed ula wadaagnee, kusoo dir fikirkaaga oo dheer Viper Number 004368864730008 ama Facebook kusoo gudbi warbixintaada oo dhamaystiran halkaan Riix Wariye Mxaamuud Fantastic. ama Gmail Kooxda48@Gmail.com

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: