Fikirka Akhristayaasha Kooxda.com: Klopp Waa Cabqari Wax Uuna Yaqaana Sida Loo Tumo Kooxaha Waaweyn, Saabahaan Dartoodna Faramadhnaan Ayay Blues La Laaban Doontaa.

Markale wacan asxaabta Kooxda.com waa barnaamijkiinii aad Khaaska u lahaydeen ee Fikirka Aqristayaasha Kooxda.com, kaas oo aad noogu soo gudbin jirteen ra’yigiina, saadaalinteeda iyo waxkasta oo aad ka aaminsan tihiin Kubadda Cagta iyadoo Kooxda.com fursad idiin siisay inay usoo gudbiso…
Chelsea Oo €100 Milyan Dul Dhigtay Xidig Serie A Jooga, Dyabala Oo Spain Kusii Jeeda, Mamadou Sakho Oo Saacada Soo Socda Liverpool Ka Tagaya Iyo Dhamaan Wararka  Ugu Danbreyay Ee Goos-Gooska Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda

Suuqa kala iibsiga ayaa maanta xirmaya waxaana inuu xirmo inaga xiga kaliya saacado kooban. Haatana kooxda.com ayaa idiin soo tabinaysa goos-gooska warakii uvu danbeeyay ee suuqa kala.iibsiga ciyaartoyda.   Kooxda Chelsea Oo 100 Mikyan Dul Dhigtay Andrea Belotti Kooxda Chelsea…
Jonathan Biabiany Oo Chelsea Indhaha Kaga Dhuftay Dalabkoodii, Andrea Ranocchia Oo Koox Ingiriis Ah Ku Biiray, Emanuel Adebayor Oo Turkey Iska Xaadiriyay Iyo Dhamaan Goos-Gooska Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Duhurnimadan Maanta Ah

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaaa xirmaya maanta waxaana in la xiro ka hadhay wax ka yar 10 saacadood oo kaliya. Hadaba waxaanu markan idiin soo tabinaynaa saxiixyadii ugu danbeeyay la dhameeys tiray iyo gosgooska wararka suuqa duhurnimadan maanta ah. Chelsea…