Khabiir La Liga Guillem Balague Oo Ka Hadlay Xaqiiqada Wararka Sheegaya In Ay Barcelona La Kulmi Doonto Todobaadkan, Muxuuse Ka Yiri Wararka Sheegaya In Ay Liverpool Coutinho U Balan Qaaday In Ay Barcelona Ka iibiso January

Khabiir La Liga Guillem Balague ayaa ka hadlay wararka sheegaya in ay kooxaha Barcelona iyo Liverpool kulmi doonaan todobaadkan si ay Barcelona dalab cusub uga gudbiso saxiixa xiddiga reer Brazil ee Philippe Coutinho xilli suuqa kala iibsiga January uu furmo…