Waalida Suuqa: Juventus Oo Xiddig Real Madrid U Jooga Ku Dooneysa 90m Mana Aha James Rodríguez

Kooxda Juventus ayaa diyaar u ah in ay dhigaan wacdaro suuqa kala wareegga ah waxa ayna diyaar buuxa u yihiin in Realka soo fara maroojistaan qadkooda dhexe Toni Kroos

Tutto Sport ayaa sheegeysa in Juve ay u arkaan laacibkaas mid buuxin kara booskii uu Pirlo baneeyay waliba qaab ciyaareed ahaan uu shabaho laacibkaas.

Juve oo dareensan in Kroos uu dhawaan hishiis cusub u saxiixay Real ayaa hadana waxa ay diyaar la yihiin in ay bixiyaan qiimo lagu bur burin karo oo gaaraya 90 milyanoo euro

Hishiiska haatan laacibkaas ee Real ayaa dhacaya sanadka 2022-ka , waxa uuna wiilkaas reer Jarmal marar badan ku cel celiyay in uu ku faraxsan yahay kooxdaas ka dib hishiiskaas cusub

Suuqa kakla iibsiga qaboobaha ayaa furmaya bisha dambe waxaayan Juve bartilmaameysaneysaa dhowr xiddig ooka ciyaar qadka dhexe

Hoos ka daawo farsamooyin cajiib ah oo uu Kroos sameeyya xilli ciyaareedka 2016/2017-da

Aragtidaada Waad Ku DhiibanKartaa Facebook Ama Qeybta Fekradaha Ee Hoose

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: