Sawir : Xiddiga Looga Waashay Ingiriiska Ee Victior Lindelof Oo La Arkay Isagoo Saxiixaya Maaliyadda Koox Horyaalkaas Ah.

Daafaca kooxda Benfica ee Victior Lindelof ayaa sii xoojiyay wararkii laacibka sida weyn ula xariirinayay in uu bisha dambe imaanayo horyaalka Ingiriiska

Laacibkaas ayaa lagu sawiray isaga oo saxiixaya maaliyadda Man United waana kooxda sida weyn horyaalkaas loogala xariinayo

Saxaafadda Portugal ayaa qoreysa in ay u badan tahay in Victior Lindelof uu kooxdaas uu u ciyaaray habeenkii arbacada kulankiisii ugu dambeeay xilligaas oo ay laba gool uga badiyeen Rio Ave.
Laacibkaas 22 sano jirka ah ayaa haatan fasax ku qaadanaya dalkiisa Sweden waxa ayna u badan tahay in uusan ku laaban kooxdiisa Benfica.

Waxaa la sawiray isaga oo taageero United ah maaliyadda kooxdaas saxiixa ugu dhufanaya xilli uu ku sugnaa Swedan

Lama helin qiimaha ay United laacibkaas ku helayaan balse Football Trible ayaa xuseysa in qiimaha uu gaarayo illaa 42 milyan oo gini

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.