Safafka Rasmiga Ah Ee Kulamada Chelsea Vs Stamford Bridge Iyo Manchester United Vs Middlesbrough: Costa Iyo Kante Oo Soo Laabtay Iyo Mkhitaryan Oo Kusoo Bilowday Shaxda United.

Waxay Keliya waqti saacad ka yari uu inaga xigaa labada kulan ee ay kooxaha Chelsea iyo Man United la ciyaarayaan kooxaha Stoke iyo Middlesbrough sida ay u kala horeeyaan waxaana ay kooxahan afarta ahi si rasmi ah usoo saareen safakooxd Rasmiga ah ee ay kulankaan kusoo geli donaan kulankaan.

Macallinka kooxda Chelsea ayaa kusoo galay shaxdii la filaayey iyagoona ay safka rasmiga ah dib ugu soo laabteen Diego Costa iyo Kante oo ganaax ku maqnaa , halka uu Willian Bedelay xiddiga reer Spain ee Pedro. mana jiraan wax kale oo is bedel ah .

 

Shaxda Kooxda Chelsea : Courtois; Azpilicueta, David Luiz, Cahill (c); Moses, Kante, Fabregas, Alonso; Willian, Diego Costa, Hazard.

Bedelka :Begovic, Zouma, Ivanovic, Chalobah, Loftus-Cheek, Matic, Batshuayi

Shaxda Kooxda Stoke :Grant; Johnson, Shawcross, M.Indi; Diouf, Afellay, Adam, Pieters; Allen, Shaqiri; Crouch.

Bedelka: Given; Bardsley, Whelan, Bony, Imbula, Bojan, Ramadan.

****************

Dhanka Manchester Unitedna waxaashaxda kusoo laabtay daafacyada dhaawaca ku maqnaa ee Eric Bailly iyo Smalling iyadoo ay mar kale shaxdaan kusoo bilowdeen Martial iyo Mkhitaryan halka khadka dhexe uu ka ciyaaray Fellaini

 

Bedelka: 

Shaxda Kooxda Middlesbrough:

Aragtidaada Waad Ku DhiibanKartaa Facebook Ama Qeybta Fekradaha Ee Hoose

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: