Rasmi: Xidigaha Afarta Kaalmood Ee Kaalinta Koowaad Kusoo Xiga Oo La Shaaciyay

Waxay France Football caawa bixinaysay abaal marinta Ballon d’Or oo ay markii uGu horaysay shan sano ku keliyowday kadib markii heshiiskoodii FIFA dhamaaday waxaana abaal marintan loo caleemo saray Cristiano Ronaldo oo dadka intiisa badan iska sii ogaayeen inuu ku guuleysan doono.

 

Hadaba waxaa haatana la shaaciyay kaalmaha 2 ilaa 5 waxaana ku kala guuleystay xidigaha hoos ku xusan sida ya u kala horeeyaan.

 

2. Lionel Messi

3. Antoine Greizmann

4. Luis Suarez

5. Neymar Jr

 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: