Maxuu Tababare Klopp Ka Yiri Go`aanka Uu Qadka Dhexe Chelsea Ee Oscar Ugu Wareegayo Horyaalka Shinaha?.

Tababaraha Liverpool ee Klopp ayaa ka hadlay xiisaha qadka dhexe kooxda Chelsea eeOscar looga qabo horyaalka Shinaha

Laacibkaas ayaa waxaa lagu doonayaa qiimo gaaraya 60 milyan oo gini , waxa uuna tababare Klopp muujiyay sida uu ula yaaban yahay go`aanka laaicbka

” Waxaan filayaa in Ocser iyo qoyskiisa ay ku faraxsan yihiin hishiiskaas waayo waligood cabsi maaliyadeed ma qabaneyso”

“Haddii aan booskiisa joogi lahaa wallee ma aadi laheyn guud ahaan horyaalka Shinaha” ayuu sii raaciyay macalinka Liverpool ee Klopp

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

” Fikirka labada qof waa kala duwan yahay , horyaalkal Ingiriiska iyo kuwo kale yurub ah ayaa lacag fiicana laga heli karaa balse laacibka waxaa la gudboon in aayihiias kubadda cagta uu eego” ayuu sii raaciyay Klopp

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: