Kadib Abaal Marintii Kubada Dahabka Ee Ronaldo Ku Guuleystay Taagerayaasha Kubada Cagta o twitter SI Xoogan Uga Fal Celiyay

Abaal marinta kubada dahabka oo beryahanba la sugayay ayaa la bixiyay waxaana ku guuleystayCristiano Ronaldo waana markiisii 4aad oo uu billadan ku guuleysto 8 sano gudahood.

 

Hadaba kooxda.com  ayaa idiin soo tabin fal celinadii caalamka kubada cagtu ka sheegeen Twitter-ka.

 

What a day! Arsenal to face Bayern in the UCL .. Pogba brothers to meet in the Europa and Ronaldo wins Ballon d’Or…

— Seyi Daniels (@iam_seyidaniels) 12 de diciembre de 2016

Mid ay uGu qorneyd Seyi Daniels ayaa soo qoray: “Maalin Cajiib ah! Arsenalwaxey ku aaday Bayer Championka, walaalaha ilma Pogba ooo ku kulmaya Europa League iyo Ronaldo oo ku guuleystay abaal marinta Ballon d’Or”

 

Congratulations to Cristiano Ronaldo on winning the Ballon d’or.
Well deserved https://t.co/WfYivPMZ1n

— Leo Messi (@messi10stats) 12 de diciembre de 2016

Leo Messi ayaa isna soo qoray, “Hambalyo Cristiano Ronaldo ku guuleysiga kubada dahabka ah. Waad u qalantay”

 

Messi has been robbed, since when was the Ballon d’or a team award?

— Sam Randall (@SamRandyRandall) 12 de diciembre de 2016

Sam Randall ayaa isna soo qoray, “Messi waa la dhacay, kasokow intay Ballon d’Or aheyd abaal marin kooxeed”

 

Wins 3 trophies, scores 55 goals and 17 assists and people still say Ronaldo doesn’t deserve the Ballon D’or

— Ryan (@RyanMcN97) 12 de diciembre de 2016

Ryan ayaa isna soo qoray:”Sadex koob, 55 gool iyo 17 caawin hadana wali dad ba leh uma qalmo Ballon d’Or”

 

If anyone deserved to win the Ballon d’Or it’s Victor Moses neither Messi not Ronaldo

— Foreverblue (@ForeverBlue_07) 12 de diciembre de 2016

 

Mid ay uGu qorantahay ForeverBlue aya post qosol ah soo dhigay isgaa oo yiri, “Hadii ruux u qalma Ballon d’Or jiro ma ahan Messi iyo Ronaldo Midna ee waa Victor Moses”

 

Imagine playing awful for the last 6 months, an awful euros performance wise… And still winning player of year? Ronaldo shouldn’t have won

— Percival Graves (@jxmielannister) 12 de diciembre de 2016

Percival Graves ayaa isna soo qoray, “Bal qiyaas qaab ciyareed xun lixdii bilood ee u danbeysay, bandhig xun koobkii yurubta hadana wuxuu ku guuleystay abaal marinta xidigii sanadka uGu fiicnaa? Ronaldo ma aheyn inuu ku guuleysto”

 

Share on Facebook

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.