Daawo Halkii Gool Ee Ay Liverpool Guusha Muhiimka Ah Kaga Gaadhay Man City.

Ciyaar xiiso iyo xamaasad lahayd ayaa Anfeild ku dhex martay kooxaha liverpool iyo man city, Gool uu bilawgii kulankan dhaliyay Georginio Wijnaldum ayaa Reds ugu filnaaday in ay Man City iyo macalinkooda Guardiola dhulka ku dhigaan, waxayna Reds sii xejisatay kaalinta labaad ee PL iyada oo ah kooxda wali culayska ku sii haysa Chelsea oo hogaanka 9 dhibcood ku sii qabtay.

Halkan laacibtv.net ka daawo muqaalka goolka

 

Aragtidaada Waad Ku DhiibanKartaa Facebook Ama Qeybta Fekradaha Ee Hoose

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: