Daawo Goolasha Ciyaartii Ay Manchester United Guusha Soo Laabashada Ah Ka Gaadhay Middlesbrough.

kooxda manchester united ayaa guul soo laabasho ah ka gaadhay kooxda Middlesbrough ka dib geesinimo ay muujiyeen Anthony Martial iyo Pogba oo dhaliyay goolal yimid dhamaadkii ciyaarta,

Ugu dambayn ciyaarta ayaa kusoo dhamaatay 2:1 oo ay guusha ku raacday kooxda Man United, waxayna Red Devils ula micno tahay guushii shanaadk oo xiriir ah Premier League iyo inay guul kusoo xireen sanadkaan caawa dhamaanaya ee 2016.

Halkan laacibtv.net ka daawo muqaalka goolasha

Share on Facebook

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.